Warka Universal TV 19 02 2020

Komentáře

  1. AMINA Mire

    AMINA MirePřed měsícem

    DANI XAQDARO AYAA KADHALAALEEYSA WAXAAN KU GARTAY DHALAAKA XAQDARADA WAA AY FOOLXUNTAHAY MARKAA FOOLXUMO SHARAF XUMO IYO XAQDARO BAA KADHALAALAYA NINKAAN WALLAAHU ACLAM

  2. AHMED MOHAMED

    AHMED MOHAMEDPřed měsícem

    Somaliland arin aad uwanaagsan ayey sameeyeen maafiyada forexina wadanka wey ka qabteen.

  3. Fatuma Ali

    Fatuma AliPřed měsícem

    M/w ismaciil geelle guuleyso waa garabkii somaliya hiil walaal guul

  4. ayaan omar

    ayaan omarPřed měsícem

    Alla dani foolxuma hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  5. Anwar Anwari

    Anwar AnwariPřed měsícem

    Saciid baac waa ninka u doqonsan

  6. fu aad xuseen

    fu aad xuseenPřed měsícem

    War nimanka inta laga daayo madaxweyne ha beenta ah ugu yeera gudooniye giboleed magacooda dhabta ah waa kaas

  7. Bonga Sasa

    Bonga SasaPřed měsícem

    Balo Puntuland maxeey Sawir buuran oo caadi aheen udortaan! War umad lafahmayo la imaada balaayo wareersan Somalia is one soon we will destroy you village fools! Somalo unity is a must Ale ayaa iskukenxeray no fat fool can pull us apart Go Farmajo make them fat daddies eat bare Farmajo

  8. Applex Liyro

    Applex LiyroPřed měsícem

    Qolof weyne Tuugsi iyo Qabaanimo saas ula wareeg Kenya iyo Emiraat ma ku deeqi Waayeen oo Jabuuti naf ka dayday

  9. armaaz mohazim

    armaaz mohazimPřed měsícem

    Horto qof Walbo xiil putland ka qabto muxu duuug iyo qaran dumiis uu yihiin

  10. ahmed mohamed

    ahmed mohamedPřed měsícem

    Deni reduce the weigh you are obsessed now

  11. Abdirizak Bashir

    Abdirizak BashirPřed měsícem

    Dani naxdin naxdin miyana hadalkiisa mase garawatiga iyo suunka aya kudhuuqsan😁😁😁

  12. Somali Wadani

    Somali WadaniPřed měsícem

    A/wahaab ma fanaan baa mise gabayaa? I confused 😐

  13. Ayan Caday

    Ayan CadayPřed měsícem

    Universal Tv 📺

  14. hoyga qu,arka codka macaan ee culimada qur,anka

    hoyga qu,arka codka macaan ee culimada qur,ankaPřed měsícem

    Ogaysiis ogaysiis ogaysiis madoonaysaa inaad barato qur,anka kariimka ah adigoo jooga gurigaa hadaba haday jawaabtu tahay haa lasoo xidhiidh WhatsApp +252634691015

  15. Mustafe Xasan

    Mustafe XasanPřed měsícem

    Adeer meesha ka baxaa wax mahaaysanee

  16. Yusuf Ali

    Yusuf AliPřed měsícem

    Laba ganacsade oo shuraakoobaya

  17. baaruudbrd baaruudbrd

    baaruudbrd baaruudbrdPřed měsícem

    War hooy reer koofuroodow cayda daaya walaahi hadaan puntland la amaanin oo xaqdidaan ineydaan dawlad helayn

  18. Ubah Dahraan

    Ubah DahraanPřed měsícem

    Calaamadaha aaqira sabanka waxaa kamida Tuuga, qainka, mooryaanka iyo beenaalayaasha dadka sabankan nool waxeey uyaqaaniin wax fiican balse madax weyne dani waa madaxweyne sharaf leh tuug qaain ama haamaan maaha ee inta neceb xanuunkiina kidhinta

  19. Ubah Dahraan

    Ubah DahraanPřed měsícem

    omar waligaa haisku dayin qof aragtidiisa inaad dhaliisho taadana eey kula saxan tahay.

  20. Ubah Dahraan

    Ubah DahraanPřed měsícem

    oor hadaa qurumad yahay ma adigan xanuun san baan ku amaani lahaa.

  21. ayaan omar

    ayaan omarPřed měsícem

    Naa dani ha ii amaanin ilahaw naga qabo dameerkan foosha xun

  22. Ubah Dahraan

    Ubah DahraanPřed měsícem

    Hadii aad tahay 45jir ama wax kayar fadlan siyaasada ka gaabso maxaa yeelay aqoonteeda maadan gaarin oo waxaa hubaal ah inlagaa dhaadhiciyay taariiq qaldan

  23. Abdifatah Abdullahi Hussien

    Abdifatah Abdullahi HussienPřed měsícem

    Deni wadanka halaga ceyriyo wa qiyanoole shishiye kal kal ah

  24. Macalim Maxamed

    Macalim MaxamedPřed měsícem

    Ku baro Qur'aanka kariimka ah maca tajwiid hab online ah kala xiriir what's up +252616646476

  25. Ajab Nino

    Ajab NinoPřed měsícem

    Ninkani Ma putland bu maamula uhuro kenyata u eegi 😂😂

  26. LAALEYS CHANNEL

    LAALEYS CHANNELPřed měsícem

    somaliland iyo jabouti waa Labo kamida shantii somaliyeed lkn somali itaLia waa xanuun waa cuqdad waayo siday unecebyihiin walaaladood reer somaliland oo 30 sano xaasidayeen ee Lugaha uhaystaan reer jaboutiyow baL hada wax eega hadii aad 1977 kubiirilahaydeen somali italia sidaa sharaf umaydaan lahaateen anaguna dagaalbaanu kula jirnaa ee xaaladayada sidaa uLa socda maaha dad wacan waa dad qaraxyo ku wareeray

  27. ayaan omar

    ayaan omarPřed měsícem

    LAALEYS CHANNEL idinka wax qarxiya alla maxaa xaasidnimo idinku jidha isaaqland

  28. abdi magan

    abdi maganPřed měsícem

    afka hooyo hadduu Soomaaliga yahay Raxanweynta uma aha afka Hooyoo.

  29. Sakerie Saed

    Sakerie SaedPřed měsícem

    Jabuuti hadii 77 kii ku biiri lahayd somalia 🇸🇴 amaanta i haybadaas ay madaxda mamul gobaleedyada hada ay leeyiin waanu so siyaaranaynaa muu dhaheen somali italia walaalo ahaaada mooye wax wadaagaha maha

  30. Ahmed Hassan Kaahin

    Ahmed Hassan KaahinPřed měsícem

    Shirqooladii uu dalka ku hayay ayuu wali wadaa ayay illa tahay geeloow kuwan dambiilayaasha hanooga odayayne jooji

  31. fartun abdullahi

    fartun abdullahiPřed měsícem

    Guuuuul iyo gobanimo 💚🇩🇯💚🇩🇯💚🇩🇯💚🤲💚🇩🇯🇩🇯💚🇩🇯💚🇩🇯💚💯✅

  32. Nasra Muhiedin

    Nasra MuhiedinPřed měsícem

    Baarlamaanka maanta ucodeeyay horusocodka wadanka waa kumahad san yihiin ninka aan soomaaliguu qoray codaynta ka hor ha soobarta aqrinta soomaaliga

  33. Arwaax mureyste Arwaax mureyste

    Arwaax mureyste Arwaax mureystePřed měsícem

    Shirkaad laagdiiday waxaan leeyahay wa saax wa saax hadalka ka soo yaari maash xoog ku haadan wa muqdiisho waaw hogaamiyo farmaajo iyo xassan qeyre thankz bro

  34. Arwaax mureyste Arwaax mureyste

    Arwaax mureyste Arwaax mureystePřed měsícem

    Shirkad xalaaf ayaa dalka somaliyeed waan so dhawaaw hadlalka somalinad habmaalyo habmaalyo

  35. Maria cadey

    Maria cadeyPřed měsícem

    csgos.info/video/x9CBnXd6haZ_uqc.html

  36. Umu Cabaas

    Umu CabaasPřed měsícem

    Walaalaheen djabuuti guulaysta

  37. Ahmed Abyn

    Ahmed AbynPřed měsícem

    Mr Gale of Jabouti should not trust Dani of puntland he is slaver of UAE and Kenyans

  38. Jamal Mahamad

    Jamal MahamadPřed měsícem

    Dabadhilifnimada shahaadaad Ku haysata lkn madaxdaadana waad caydaa

  39. Umu Cabaas

    Umu CabaasPřed měsícem

    Guulaysta reer ayaaydeen udbalacag dadkeedii ismaaciildaweeyaw nabadgala diirka kaanwadaagnaw nabadgala guul soomaaliya guul.djabuuti

  40. doodaay

    doodaayPřed měsícem

    Been badanaa siyaasiyiintu war meesha waxaas ma u umaane sheeg madaxda dowlada in aad la heshiido ayaa hormarku ku xiran yahay lkn in ninwalba tuuladiisa calankeeda surto ma ahan wax somaalinimo uroon been hanagu cabin aderow hadii aad horey usocod tahy kadanbee madaxdaada dowlada lkn sidii dowlado caalami ah ayaad dooneysiin in la idiin tuno heesta calanka war somaliyey wax isku fala

  41. Sahro Caday

    Sahro CadayPřed měsícem

    Asc

  42. Mohamed Ahmed Mohamud

    Mohamed Ahmed MohamudPřed měsícem

    Madaxweyne Ismacil Omar Geele iyo madaxweyne dani kulaa yaabnaye putland ma wadanbaa, madaxda mamul goboledyada magac kale ma u waynay

  43. Young Dahir

    Young DahirPřed měsícem

    Wuxu markii horeba kasaaru ahaa ee inaga joojiya

  44. idon't CarE

    idon't CarEPřed měsícem

    Dani Calool Kuus Meeshuu Muuse biixi Cagta dhigaba hakasoo daba dhigo lugta Muuse biiixi Ayuu Ku dabadaalay siduu Ugu dayanayay 😂😂😂😂

  45. idon't CarE

    idon't CarEPřed měsícem

    @Ubah Dahraan Dawarsiga idinkaa ku dheereya ilma tuuugsi gaaajo Anaga maaaha Anagu waanu idinku danaysanaa Uun ilayn Xoolo Ayad 🐏🐑tihiiine 😂😂

  46. Ubah Dahraan

    Ubah DahraanPřed měsícem

    Sidiinana rag hadaa tihiin xumaantaad ka adagtihii

  47. Ubah Dahraan

    Ubah DahraanPřed měsícem

    @idon't CarE noocaagoo kale waa naqaanaa oo waxaad kudawarsataa Soomaali nimo xoolayohow

  48. idon't CarE

    idon't CarEPřed měsícem

    @Ubah Dahraan Caaaac Cuuuuuc Qaaaaq 😜😝😜Dani Calool kuuus Cid taqanaa Majirto waxba Ha faaanin mida kale Passportkina Qashinkaa eeh 10 Dal Ugu Liiita ku jira Anagoo Aduunka idinku neceb baanu Qaadanaa Passportkiina Qashinkaa Waaanu ku danaysanaa ku dan gaadhnaa ku dhoofnaa Hadhow markaanu danta ka lahayn dhamato Ama helno passportyada wada Yurub intaanu Gubno Ayaanu Qashinka kundarnaa Waanu idin khiyaanay idinku danaysanay Maxaaa naga Qaaadikartan Qadadwayn Yahay Qaraxyadu wax U dhimeen 😂😂🤣🤣

  49. Ubah Dahraan

    Ubah DahraanPřed měsícem

    Xanuun baa kuhayee muuse cidi mataqaano balse Dani waa kaad udoonataan basaborada meel walboo aad joogtaana Soomaali baad kujoogtaanee horta maxishootaa reer bucur baceyroow.

  50. Bashiir3

    Bashiir3Před měsícem

    haye

  51. Muse Noor

    Muse NoorPřed měsícem

    Mesha. Dawlad kama jirto. Ee ku kala yaaca. Eena. Doorta. Madaxweyne. Loo wada dhan yahay

  52. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    Anfarta Iyo Soomaalidu Waa Walaalo Waana Bahwadaag Dhaqan iyo Diinba Wadaaga... Waanu Idin Jecelnahay Umadda Jabuutaay... "Jamhuuriyadda Jabuuti Waxay Nasiib Uyeelatay In Dadka Soomaalidu Ay Isir Wadaagta Yihiin Anfarta Ay Kunoolyihiin Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti"

  53. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    @Abdi Jamanuur Wow! Sir Culus Sxb Qaali Aad baad umahadsanthy Runtii Waan Sii Hubin Doonaa hadii Alle idmo Waad Mahadsantahy Kun iyo Kow jeer Walaal Qaali

  54. Abdi Jamanuur

    Abdi JamanuurPřed měsícem

    @Dr.Gutale Almuqdishawi sxb canfartu waa dir been iga maaha way ku abtirsadaan.

  55. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    @Abdi Jamanuur Warkaa War Rag loola Tagi karo mayahay?

  56. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    @Abdi Jamanuur Sxb Qaali Warkaa Iga Xaqiiji Nacalaa Sheydaan kuyaale

  57. Abdi Jamanuur

    Abdi JamanuurPřed měsícem

    @Maverick X oday canfari AH bal waydii isagaa kuu sheegaye.

  58. Muse Noor

    Muse NoorPřed měsícem

    Qof ku jecel ma jiro ogow. Ardayda. Soomaaliyey. Diwaatada ad ku sameysay

  59. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Aabaha Umadda Soomaaliyeed Noolow Aabe Sareeyow Hadhicin

  60. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaad tihiin Hoyga Labaad Ee Umadda Soomaaliyeed Dunida Kuleeyihiin... Jabuutaay Jir Jabuutaay Joog

  61. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    "Jiifoo Jaq" Ereybixin Cusub Ayaa Loo heley "Forex" Caadi Maahan

  62. Kawsariita Officiall

    Kawsariita OfficiallPřed měsícem

    @Dr.Gutale Almuqdishawi walal wuxu ahaa mid lacag lagu urursan jiray oo dadka lagu odhan jiray lacagtiinu markay mudo shaqayso libin laab baad helasaan umadii oo dhan way isku shubtay qofka ugu yar ayaa dhigtay lacag $1000 ah horta mudadii ay socotay hada ma xasuusto lkn waxan u malaynaya inanay shan bilood ka badnayn deeto dadkii lacagaha gurayba hal mar uunbaa la wayay qaar baa la helay iyagoo xidhan baa iigu danbaysay Dr bal *subscribe* na igu caawi thanks

  63. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    @Kawsariita Officiall Aan Kuweydiiyee Wll Muxaa ahaa hadaba Barnaamijkaa Ii Faa'idey

  64. Dr.Gutale Almuqdishawi

    Dr.Gutale AlmuqdishawiPřed měsícem

    @Kawsariita Officiall hilmaam Hadal Kuma jiro Ileen Waa Ereybixin Barnaamij hore loo bixiyay

  65. Kawsariita Officiall

    Kawsariita OfficiallPřed měsícem

    hhhhhhhhh jiif oo jaq forex ka looma bixin ee sanadkii 2008 anuu ahaa baan filayaa sanadkii magacaasi baxay oo dad badan lagu dhacay

  66. Mrwein

    MrweinPřed měsícem

    Nice content! Keep it up! Would you like to be CSgos friends? :)