Qubanaha Maanat, Mar 28, 2020

Komentáře

  1. muslimahsista

    muslimahsistaPřed 2 měsíci

    Well done dawlada soomaaliya dadaalkiina siiwada (waad hormarteen) 👍🇸🇴👍 VOA, habka aad warka ugudbisaan waa Super and Top 👍 Thanks, VOA Somali

  2. Jeedal Cas

    Jeedal CasPřed 2 měsíci

    VOA Washiton wayka soo yaaceen kkkkkkkkk.

  3. Kobbac

    KobbacPřed 2 měsíci

    csgos.info/video/pNSsa6BmdX6Z2IE.html ku soo biir kobbac linkiga

  4. N. yusuf

    N. yusufPřed 2 měsíci

    Cuudoka. Caron visuson Haa dhaco. Alsbaaka dhibay. Daka. Ree muqishiso.

  5. Fatma Abdulkadir

    Fatma AbdulkadirPřed 2 měsíci

    Masha ala

  6. Cali Abdulahi

    Cali AbdulahiPřed 2 měsíci

    Alaa kurisiga oo qaali ya waa xola umada waye

  7. Mr Hassan Ali Honoolato Inshallah

    Mr Hassan Ali Honoolato InshallahPřed 2 měsíci

    Omar finish waa moriyan. He needs to be arrested

  8. Khalid SL

    Khalid SLPřed 2 měsíci

    @Mr Hassan Ali Honoolato Inshallah but he still refused to return the land back. It was a disaster in Mogadishu in 1990's

  9. Mr Hassan Ali Honoolato Inshallah

    Mr Hassan Ali Honoolato InshallahPřed 2 měsíci

    @Khalid SL Asalamu aleykum brother. Omar finish is one of the main warlords that divided and destroyed somalia. He killed thousands of innocent people and looted properties from the indigenous people of Mogadishu. He was ejected from Mogadishu in 2006 by the Islamic Courts Union. He held the people of Mogadishu hostage for many years and people were relieved when he was chased out of the city in 2006. I disagree with Farmajo electing him as the mayor of Mogadishu but farmajo did it for an important reason. In 2018 Farmajo ordered a warlord minister by the name of muuse sudi yalahow to return a plot of land he looted from the government during the civil war. Muuse sudi refused and accused Farmajo of marginalizing his clan. He got alot of his supporters including his personal militia to fight Farmajo government. Muuse sudi comes from the abgaal clan. Since Farmajo didnt want to turn this into a tribal conflict he elected Omar Finiish who also hails from the abgaal clan to peacefully convince muse sudi yalahow to return back the land to the government. It seemed to work.

  10. Khalid SL

    Khalid SLPřed 2 měsíci

    Why is that brother? Your president has nominated him for the mayor.

  11. BAADISOC MEDIA

    BAADISOC MEDIAPřed 2 měsíci

    daarul tajweed quran online learning would like to chat with you on Skype. It’s free! join.skype.com/invite/l88O2LNVinEe daarultajweed online qur'an learning waa machad diiniya oo aad ku dhiganayso adigoo gurigaaga jooga 1.quraanka kariimka. 2.higaada 3.ducooyinka. 4.tajweedka. 5. luuqada English 6.luuqada carabida waxa kale la sameeya subcis maalin walba axada. ku so darso si laguu siiyo faahfaahin

  12. Ana Lovely

    Ana LovelyPřed 2 měsíci

    Alaahow adaa weynoow waaxid ah cudurkaan naga qabo yaa allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲يا الله يا الله 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  13. Ana Lovely

    Ana LovelyPřed 2 měsíci

    Thank you wariyaha newska voA Somaliya mahamud musad 🇸🇴👍👍👍👍👍

  14. Ana Lovely

    Ana LovelyPřed 2 měsíci

    Thank you newska voA Somaliya 👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍

  15. Ana Lovely

    Ana LovelyPřed 2 měsíci

    Asc voA Somaliya

  16. Isir I.

    Isir I.Před 2 měsíci

    MA WAXAY KA WADAAN SIDA GOBOLADA NIN SHEEGTA MADAXWAYNE OO ADUUNKA U SOO TUUKHSADA

  17. Isir I.

    Isir I.Před 2 měsíci

    ANIGU WAAN YAABAY EE YAA IFAHANSIIYA MATALAADAY RABAAN? SOO MA HAYSTAAN KULI XAAFADAHA XAMAR DUQA MAGAALADA?

  18. Keyse Saleebaan

    Keyse SaleebaanPřed 2 měsíci

    Idaacadana radio muqdisho ayay kadhigaan kuwii uyaqiin Dakar afsoomaaliga kahadlaan inay reer muqdisho yihiin idaacadkasta oocaalamiya waxaaloonacay qof shaqaalaka ah oo reer koonfura sida bbc loonacay baa tana loonacayaa

  19. maxamuud geedi

    maxamuud geediPřed 2 měsíci

    Alle ha naga dhowro cudurkaan

  20. abdikadir haji

    abdikadir hajiPřed 2 měsíci

    masha allah gudoomiyaha gobolka banaadir mudane cumar filish waanu kuu hambalyenena jawaabaha degen ee aad siisay idacada voa horey usoco nin wax og baathaye mudane gudoomiye omar filish guuleso

  21. Amina Hussein

    Amina HusseinPřed 2 měsíci

    Masha alaah wariyaha Cooke Cooke aduu isoo xasuusiyay cod wanagsan

  22. Tusmo megaaga

    Tusmo megaagaPřed 2 měsíci

    Coronavirus Allah naga hayo inshaala Amiin 🤲🙏📢

  23. Askariga jiifa

    Askariga jiifaPřed 2 měsíci

    dowladaha faan bayba ka dhigteen in ay dadka guryahoodi ku xabisaan soomali wali maba gaarin heerkaasi maxay dadka u cadibaayaan

  24. Abdikadir Aada

    Abdikadir AadaPřed 2 měsíci

    allah naga haayo cudurkan 👏

  25. Omar Nuh

    Omar NuhPřed 2 měsíci

    Subhanallah Malikul Qudus Gacanta furani waxay Xijaab utahay kahortaga Masiibooyinka Alle keen ah Umaddeey Qaraabada ogaada & Dadka Rixinka ah ee Ducadooda ubaahanahay. Eeboow Nabad baadi Dunya wal Akhira. sa.<a href="#" class="seekto" data-time="1200">20:00</a>pm.28ma.2020.holland.

  26. Ruun Maxu'd

    Ruun Maxu'dPřed 2 měsíci

    M.allah qof wax bdan og allaha ku dhawro

  27. Sabriye Ali

    Sabriye AliPřed 2 měsíci

    Doodagaaban ayaan kunacay voasoomaali

  28. fuaad Ambassador

    fuaad AmbassadorPřed 2 měsíci

    Qofka afarad ayaan ahay liketa igu cawiya kher illah ha idin siyo illahna hanaga badbadiyo cudurka socdo like

  29. Amaar Abdule official

    Amaar Abdule officialPřed 2 měsíci

    Waxan alle ubarya somaliya inu alle kabixiyo madama ay dowlada curdun tahay

  30. Adan Ibrahim

    Adan IbrahimPřed 2 měsíci

    Muqdisho ana bandir dadka degani miyaaney ka mid aheyn dawlad gobaleedka hir shabeele iyo galmudug iyo koonfur galbeed.???

  31. hassan Jeeri

    hassan JeeriPřed 2 měsíci

    Hadalkaga waa muhiim Masul

  32. sagal cabdi

    sagal cabdiPřed 2 měsíci

    Daakir Kadoon hhhhhhhh caasimad iyo lahaansho gobol ayaa isaga kaa qaldan adis waa caasimada ethiopia waxaana gooni u leh oroma marka huuno muqdisho lama wada lehe dadka kasoo jeeda ayaa leh

  33. Daakir Kadoon

    Daakir KadoonPřed 2 měsíci

    Muqdiaho soomali oo dhan baa leh, maqaamkeeduna waa in soomali oo dhan ka dhex muuqataa, lkn reer kaliya maya ha ku filnaato hirshabeele iyo Galmudug.

  34. MUSLIM SHOW

    MUSLIM SHOWPřed 2 měsíci

    csgos.info/video/mpKjpYuVo6VpzQ.html #Filim _qisadii nabi muuse iyo ficoon

  35. AQOON TV

    AQOON TVPřed 2 měsíci

    Ka daawo Aqoon tv barnaamijyo kaa yaabiya csgos.info/tv-WFmOPuMSsP_eX-yrt-fELwvideos?view_as=subscriber